Madaxweyne hore oo Dagaalka Laascaanood ku sifeeyay Dambiyo ka dhan ah…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dagaalka isbuucii labaad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaa oo galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah . Sheekh Shariif ayaa dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ku sifeeyay dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada, waxa uuna intaa raaciyay in aan loo … Continue reading Madaxweyne hore oo Dagaalka Laascaanood ku sifeeyay Dambiyo ka dhan ah…